Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u Mahadceliyay Dowladda Mareykanka (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay danjirayaasha Mareykanka iyo UK , Md. Larry E. Andre iyo Marwo Kate Foster. Ergeyga ayaa safiirrada la wadaagay marxaladda abaaraha baahsan ee dalka ka jira oo ay ugu danbeeyeen xaaladaha … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u Mahadceliyay Dowladda Mareykanka (Sawirro)